Wax Ka Agow Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Iyo Sida Lagu Lumin karo Xubinnimada

Xildhibaanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa jirta qodob ka hadlaya Xasaanadda ama uu ku weyn karo xubinimadiisa, waa labo qodob oo kala duwan Qodobka 70aad ee dastuurka, waxaa uu ka hadlayaa xasaanadda Xildhibaannada golaha shacabka, kaas oo u qoran sidan: (1)         Xildhibaanka Golaha Shacabka dhibaato kama soo gaari karto fikradda ama codka uu ka hor … Continue reading Wax Ka Agow Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Iyo Sida Lagu Lumin karo Xubinnimada